wargeyskadawan.com
Komishanka Oo Ku Baaqay In La Fuliyo Xeer Nidaamiyeyaasha Doorashooyinka
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka C/qaadir Iimaan Warame, ayaa ugu baaqay axsaabta inay ilaaliyaan xeerarka u yaala doorashooyinka ee ay dejiyeen baarlamaanku.