wargeyskadawan.com
Cali Guray Oo Sheegay Inay Jiraan Fursaddo Xisbiga UCID Laga Badbaadin Karo Burbur
Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyeku-xigeenka Saddexaad ee xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray),ayaa qiray in Xisbigoodu qarka u saaran yanay in uu burburo taasoo uu sabab uga dhigay khilaaf w…