wargeyskadawan.com
Wasiirro Booqday Xarunta Daryeelka Caruurta Maxamad Mooge Ee Hargeysa
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Cali Maxamad (Cali Sandulle) iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer hawleed ku tagay xarunta daryeelka iyo dhaqan celinta caruurta e…