wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo Sheegtay In Rugta Ganacsiga Iyo Dawladaha Hoose Ka Gaabiyeen Dhaqan-gelinta Wareegtaddii Lagu Mamnuucay Isticmaalka Bacaha
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandarre, ayaa ka hadashay waxyaabaha hortaagan digreetadii madaxweyne Siilaanyo…