wargeyskadawan.com
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Bilowday Olole Wacyigelin ka Dhan ah Tacadiyada Haweenka loo Gaysto
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Md Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle), ayaa si rasmi ah u daah-furay olole soconaya 16 maalmood oo lagu samaynayo olole ka dhan …