wargeyskadawan.com
Wasiir Cukuse Oo Naqdiyay Warbixin Ay Soo Saareen Guddi Hoosaad Ka Tirsan Aqalka Wakiiladda
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa naqdiyay warbixin ay soo saareen guddida ilaalinta iyo daba-galka han…