wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Qof Bilaa Abaal Ah Ku Tilmaamay Guddoomiye Cirro
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa si adag u naqdiyay Guddoomiyaha xisbiga WADDANII, ahna guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdiraxmaan Maxame…