wargeyskadawan.com
Wasiirka Ganacsiga Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiis Shirkadda Duulimaadyadda Ee BACHA Travel Ka furatay Hargaysa
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim, ayaa shalay xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay magaaladda Hargeysa ka furatay shirkadda duulim…