wargeyskadawan.com
“Kursiga Dalka Ugu Sarreeya Laguma Hanan Karo Aflagaado Iyo Mucaaridnimo Ku Salaysan Xaalad-abuur”
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaan tallada dalka lagu gaadhi karin aflagaado, cay iyo mucaaridnimo ku binaysan xaalad abuurnimo.