wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog-waran Ah La Yeeshay Masuuliyiinta wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare
Hargeysa (Dawan)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay kulan xog-waraysi ah la yeeshay masuuliyiinta wasaaradda waxbarashadda iyo tacliinta sare.