wargeyskadawan.com
Ururka Shaqaalaha Rayidka Ah Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Kordhiso Mushaharka Hawl-wadeenadda Dawladda
Hargeysa (Dawan)- Guddoomiyaha ururka xidhiidhka guud ee shaqaalaha rayidka ah ee Somaliland Maxamuud Axmed Cabdi, ayaa xukuumadda ugu baaqay in ay mushaharka u kordhiso shaqaalaha, waxaanu sheega…