wargeyskadawan.com
Siyaasi Iska Casilay Xilkii Iyo Xubinimadii Xisbiga WADDANI
Hargeysa (Dawan): Xoghayaha siyaasadda ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa shalay ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xubin-nimadii iyo xilkii uu ka hayay…