wargeyskadawan.com
Warbaahinta Somaliland Oo Cod Midaysan Kaga Digay Shirkadda TELESOM Oo La Wareegtay Shaqadoodii
Hargeysa (Dawan) Kulan ballaadhan oo ay Sabtidii saxaafadda Somaliland ku yeelatay magaaladda Hargeysa, ayaa lagu lafo-guray dhibaatooyinka ay shirkaddaha isgadhsiintu ku hayaan saxafadda madaxa b…