wargeyskadawan.com
Dadka Aduunka Ee Barakacaya Oo Si Aan Qiyaas Lahayn Kor Ugu Kacay
Tirada dadka adduunka ee sida qasabka ah loo barakiciyey ayaa ay u muuqata in sanadkan ay gaartay heer cusub oo ah 60 milion oo qof, sababta ugu weynna ay tahay dagaaladda dheeraaday ee dalka Suuri…