wargeyskadawan.com
Huteelada Lagu Iibiyo Hilibka Iyo Dhiigga Masaska
Dalka Indoniisiya makhaayadaha ay ku macmiilka u yihiin dadka u dhashay Shiinaha ayaa sameeya cuntoooyin hilib ah oo ay ka diyaariyeen Abaasooyinka iyo masaska waaaweyn. Dadka Shiinaha ee huteelda…