wargeyskadawan.com
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Culimada Dalka Farriin Waano Ah U Diray Kana Hadlay Mawliidka Rasuulka(SCW)
“Culimada Waxaa La Gudboon Inay Dadka ka Waaniyaan Waxyaabo Badan oo Dhib Innagu haya, Salliga Nabiguna Waa Sharci” By: Faysal Xiis Weerar(Afgaab) Hargeysa(Dawan):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo …