wargeyskadawan.com
“Waxaad Ku Arkaysaa Sool Iyo Sanaag Dad Agab iyo Dhaqaale Aan Haysan Haddana Sharciga Dabaqaya”
By: Khadar M. Dhako Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa sheegay in maxkamaddaha Gobollada Sool iyo Sanaag iyagoo aan haysan qalab…