wargeyskadawan.com
Caanaha Xooluhu Waa Sahayda Ugu Wanaagsan Ee Aynu Haysano, Ilaalinta Nadaafadooduna waa Waajib Qaran
Guud ahaan xoolaha nool ee aynu dhaqano, ayaa laga maalaa caano isla markaana loo iib keenaa magaalooyinka iyo tuulooyinka dalka,caanaha laga ganacsado ayaa imika noqday il dhaqaale oo sidii hore …