wargeyskadawan.com
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Labaad Oo Loo Bineeyay Wasaarada Qorsheynta
Hargeysa (Dawan)- Madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shalay xadhiga ka jaray dhisme labaad oo cusub oo loo hirgeliyay xarunta w…