wargeyskadawan.com
Turkiga oo Xidhay Xubno uu ku Tuhmay ISIS
Turkiga ayaa xidhey laba ruux oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka ISIS, kuwaas oo lagu eedeynayo inay qorshaynayeen inay weeraro Ismiidaamin ah ka geystaan caasimadda Turki…