wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimihii Guud Ee Madaxtooyadda Iyo Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Loo Magacaabay Xilkaas
Hargeysa(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii hore ee Madaxtooyadda Xasan Cabdi Madar, waxaanu xilkaasi u magacaab…