wargeyskadawan.com
Wasaaradda Ganacsiga Oo Golaha Wakiiladda Ka Dalbatay Inay Ansixiyaan Xeerka Maal-gashiga Caalamiga ah
Hargeysa (Dawan): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda ganasiga iyo maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland Kaysar Cabdilaahi Maxamed, ayaa ugu baaqay golaha Wakiiladda in ay ansixiyaan xeerka maal-g…