wargeyskadawan.com
Qabowgu Wuu Ka Caafimaad Badan Yahay Kulaylka
Khubarada Caafimaadka ayaa cadaysay in qabowgu uu ka caafimaad badan yahay shan jeer kulaylka,waxaanay intaasi raaciyeen inuu ka khatar badan yahay dhanka caafimaadka marka loo eego. Aqoonyahan kal…