wargeyskadawan.com
Iiran oo sii daysay Ciidamo Maraykan ah
Ilaalada kacaanka ee Iran ayaa sii daysay toban ciidamada badda ee Maraykanka oo ay qabteen kadib markii ay soo galeen biyaha Iran ee Gacanka, telefishinka Iran ayaa sheegay. Waxaa la qabtay ciidam…