wargeyskadawan.com
“Xisbiyada Qaranka Waxaanu Ka Codsanaynaa In Ay Ilaaliyaan Anshaxa Xeerkii Aanu Kala Saxeexanay”
Burco (Dawan)-Diwaan-gelinta codbixiyeyaasha ayaa maanta ka bilaabmaysa gobolka Togdheer oo loogu horeysiiyay bilowga diwaan-gelinta, sida uu shaaca ka qaaday Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka C/…