wargeyskadawan.com
5-ta nooc ee dadku kugu caawin karaan inaad ku guulaysato ganacsigaaga bilowga ah
Marka aad bilowdo ganacsi yar waxa ugu horeeya ee aad hesho waa xoriyad aysan jirin cid kuu Talisa , madax kaa koraysa, shaqaale kula siman. Waxa aad tahay ruux u madax banaan go’aan kiisa, laakiin…