wargeyskadawan.com
Maareeyaha Dekadda Berbera Iyo Ganacsatadda Wax Kala Soo Degta Marsadda Oo Dood Adagi Ku Dhex Martay Shir Lagu Qabtay Xarunta Madaxtooyadda
Hargeysa(Dawan)- Maareeyaha Dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) iyo Ganacsatadda wax kala soo degta marsadda ee dhawaan ka soo horjeedsaday khidmad lagu kordhiyay adeega dekadd…