wargeyskadawan.com
Wasiir Samsam Oo La Shirtay Maayarrada & Badhasaabada
Hargeysa (Dawan)- Wasiirka wasaaradda maaliyadda jamhuuriyada Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa kulan dardar gelin ah la yeelatay Maayaradda iyo Badhasaabada gobolada iyo degmooyinka waawayn…