wargeyskadawan.com
Xaaji Cabdi Waraabe Oo Dawladda Ku Bogaadiyay Siday Ula Tacaashay Caafimaadkiisa
Hargeysa(Dawan)- Waxa shalay garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport lagu soo dhaweeyey Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi waraabe) oo uu wehelinaayey Danjire Baashe Cawil Cumar oo isagu xa…