Caqliga Ayaa Mushkuladda Xal U Ah!

0
744

Mararka qaarkood waxaan isku daynaa inaan furno albaabka guriga ama xafiiska, laakiin waan ku fashilanaa markaa aan si khaldan muftaax aan kiisa ahayn ugu isticmaalno. Ma rumaysano,  ka dibna xoog ayaan adeegsanaa oo ka dibna daalna.
Waxa lagaa yaaba inagoo quusanay inaan xusuusno  in muftaaxu aanu kiisi ahayn ama aan si khaldan u isticmaalnay, markaan u bedelo dhinaca saxda ah ee aan uu furmo ayaana aad u faraxnaa oo aan dhoola cadaynaa adigoo leh  ilaa maanta khalad ayaan samaynayay.  Wakhtigaasi waxaan ka faa’iidaysnay caqligeena.
Sidaasi ayuu caqligu mushkuladaha xal ugu yahay. Dhibaatada xoog laguma xalilo inkasta ha leekaatee. Waa inaad caqliga ka faa’iidaysato si aad mushkuladda xalkeeda u gaadho.

Leave a Reply