wargeyskadawan.com
Dhaqaalaha Shiinaha oo Gaadhay Meeshii u Hoosaysay
Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay 6.9 % sanadkii 2015, sanadkii ka sii horeeyayna wuxuu kobcay 7.3% taas oo ka dhigaysa in kobaca dhaqaaluhu uu gaadhay meeshii ugu hoosaysay muddo 25 sano ah. Kobaca …