wargeyskadawan.com
Xanuunka Afqallooca
Cudurka af qallooca loo yaqaano ayaa ah, cudur ku yimaada ama wax waxyeelleeya dareenwadaha(nerves), gaarahaan dareen wadaha 7 aad oo loo yaqaanno (Facial nerve). Af qallooca ayaa laba nooc ah; noo…