wargeyskadawan.com
Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Soo Dhigay 7 Nin Oo Gaadhi Ka Af-duubay Jidka u Dhaxeeya Hargeysa Iyo Berbera
Hargeysa(Dawan)-Taliyaha guud ee ciidamada booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sareeyo guuto C/laahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen koox dabley ah oo gaadhi ka afduubay wada…