wargeyskadawan.com
Xukuumadda Oo Soo Afjartay Cabashadii Ganacsataddu ka Muujisay Khidmadii Dekadda Berbera ku Kordhisay Badeecadaha
Hargeysa(Dawan)-Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku guulaysatay inay xal u hesho cabashadii ka dhalatay khidbadii lagu kordhiyay badeecadaha dibada laga soo waarido ee u dhaxaysay maamu…