wargeyskadawan.com
Booqashada Xasan Rouhani ee Faransiiska
Madaxweynaha Iiran Xasan Rouhani ayaa booqanaya Faransiiska, kadib saddex maalmood oo uu joogay Talyaaniga. Mr Rouhani ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiisyo ganacsi kadib markii laga qaaday Iran c…