wargeyskadawan.com
Galaydh Iyo Ku-xigeenkiisa Gacanta Isula Tagay Iyo Kooxda Khaatumo Oo Qarka u Saaran Burbur
Sool (Dawan):- Khilaaf adag ayaa la sheegay inuu soo kala dhex-galay hor-joogaha kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh iyo ku xigeenkiisa Cabdalle Haybe (Cago-Lule), khilaafkaasi oo ka dhasha…