wargeyskadawan.com
Hoggaanka KULMIYE Oo Ka Hadlay Wada Hadallo Ay La Gelayaan Siyaasiyiintii Ka Biyo Diiday Shirkii Golaha Dhexe
Hargeysa(Dawan)- Xoghayaha guud ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in wada hadal u socdo siyaasiyiintii la baxay isbahaysiga dimuqraadiyad doonka ah ee ka biyo dii…