wargeyskadawan.com
Waxgaradka Gobolka Xaysimo Oo Go’aamiyay In Diwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Iyo Doorashooyinka Laga Fuliyo Deegaankaas
Taleex (Dawan)- Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen Madaxdhaqameedka iyo wax-garadka gobolka Xaysimo ayaa lagu falanqeeyay sidii ay bulshada deegaankaasi uga qeyb qaadan lahayd adkaynta arrimaha …