wargeyskadawan.com
“Cumar Caydiid Waxa Uu Fooq Dheer Ka Dhistay Dhulkii Tiyaatarka Ka Xigay Bari Iyo Waqooyi, Midna Uguma Cadda Ruqsadda La Siiyey” Wasiirka Hawlaha Guud
Hargaysa (Dawan):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay si rasmi ah uga hadashay khilaafka ka taagan mulkiga dhul banaan oo hore qayb uga ahaan jiray xarunta Tiyaatarka weyn ee Magaalada…