wargeyskadawan.com
Wasiirka Maaliyadda Oo Maayarka Gabiley Ku Wareejisay Caawimo loogu Tallo-galay Dadka Abaaruhu Ku Habsadeen
Hargaysa (Dawan): Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa shalay maayarka Gabiley ku wareejisay deeq isugu jirtay lacag iyo Timir oo loogu taalo galay dadka ay a…