wargeyskadawan.com
Imaaraatka oo Abuuraysa Wasaarado Faraxa iyo Dulqaadka Qaabilsan
Ra’iisul-wasaaraha Isku-tagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa ku dhawaaqay in la samaynayo wasiiru dowle qaabilsan farxadda iyo wasiiru dowle kale oo qaabilsan dulqaadka. Sheikh Moxamed bin Ras…