wargeyskadawan.com
Shir Lagu Faaqiday Mustaqbalka Deegaamo Murrano Xuduudeed Doorashooyinku Uga Qabsoomi Waayeen
Hargeysa(Dawan)- Shir saddex geesood ah oo ay iskugu yimaadeen xukuumadda, xisbiyadda iyo komishanka doorashooyinka qaranka oo shalay lagu qabtay xarunta madaxtooyadda ayaa lagaga hadlay sidii ay x…