wargeyskadawan.com
Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha oo ka Talo-bixiyay Maaraynta Abaaraha dalka ka jira
Hargeysa (Dawan) Ururka madaxa banaan ee dhakhaatiirta xoolaha Somaliland ee Sova (Somaliland Veterinary Association), ayaa soo saaray baaq ay kaga talo bixiyeen maaraynta abaaraha baahsan ee ka ta…