wargeyskadawan.com
“Shacabka Waxaan u Sheegayaa In Somaliland Aanay Aqbalayn Cid Kasta Oo Nabadgelyada Buuhoodle Khalkhal Gelinaysa”
Buuhoodle (Dawan)- Guddoomiyaha gobolka Buuhoodle Cismaan Ciise Maxamed ayaa shalay gaadhay magaalada Buuhoodle, ka dib marii uu ka soo laabtay safar shaqo oo uu muddooyinkii u dambeeyay ku joogay…