wargeyskadawan.com
Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Oo Maanta Ka Bilaabmaysa 138 Goobood Oo Ku Yaalla Gobolka Awdal
Boorama (Dawan): Diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha ee muwaadiniinta reer Somaliland ayaa Sabtida maanta si rasmi ah uga bilaabmi doonto gobolka Awdal iyo degaamadda hoos yimada, sida ay shaaciyeen g…