wargeyskadawan.com
Maxaa Tuke Lagu Haystaa?
Inyar ii kaadi, ha iga boodin, dacwadda ninkaas ee dalka Maraykanka ka socotaa ha ii danbeyso, Tukayaashu waa badnaayeene. Aan ka soo bilaabo, dhacdo boqolaal qof oo reer Somaliland ah saameysay 19…