wargeyskadawan.com
Wasaaradda Duulista oo Xaflad Sagootis Ah u Sameeyey Wasiir Caddaani Iyo soo dhawayntii Wasiirka cusub
Hargeysa (Dawan)- Hawl wadeennada kala duwan iyo shaqaalaha Wasaaradda Duulista iyo Madaarka Hargeysa, ayaa xaflad sagootis ah u sameeyey Wasiirkii hore ee wasaaradaas, ahna Wasiirka Warfaafinta Md…