wargeyskadawan.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ugu Baaqay Golaha Wakiiladda Inay Ansixiyaan Kuraasi Gaar Ah Oo Loo Qoondeeyo Haweenka
Hargeysa(Dawan)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku taliyay in Golaha Wakiiladdu ansixiyaan qorshe kuraasi gaar ah loogu xidhayo haweenka doora…