wargeyskadawan.com
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka SWEDEN Oo Ka Waramay Su’aal Uu Weydiiyey Xukuumadiisa Oo La Xidhiidha Inay Taageero Ka Geystaan Abaaraha Ka Jira Somaliland
Stockholm(Dawan):-Xukuumadda Sweden ayaa laga sugayaa jawaabta su’aal la xidhiidha taageeradooda gaarka ah iyo ta Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ee ku waajahan dhibaatooyinka abaaraha ka taag…