wargeyskadawan.com
Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ee WADDANI Iyo UCID Oo Dacwado Iska Gudbiyay, Iskuna Eedeeyay Hanjabaado Dil Ah
Hargeysa(DAWAN):- Labada Xisbi Mucaarid ee WADDANI iyo UCID,ayaa isku muruxsaday isla markaana isku eedeeyay in labada Guddoomiye xisbi mucaarid Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. …